Siilaanyo & Muuse oo Jeegaan & Kala Qaybin Umada dhex dhigey ayaa Ninka Xildhabaanka ee Kulmiye ee Ina Cali Shire ku andacoodey Jaaliyadaha Wadani ayaa kala qaybiyey.

Bisha Ramadaan, Muuse & Siilaanyo & Kulmiye Beenta & Xumaanta & Kala Dirka Umada ee ay kala direen, oo xaqdaro, Eex, isku dir ee ay sameeyeen ee
ay la baxeen, Jeegaan Laba Reer & Gaashaabuur, oo Gudihii, Ciidamadii &
Saraakiishii & Hay,adihii & Dhaqaalihiiba Labada Reer ee Jeegaanta ay isku kooban, oo ah H/Awal & /eclo. oo Siilaanyo fadhiyey isagoo Madaxweyna ah
Shir Gaashaanbuur & Laba Reer.
Muuse Shaani oo uu Daalinkii Siilaanyo u boobayna ku andacoodey Jeegaan
ayaa i doortey, oo uu ku taxay Reerkiisa Xukuumadii.
Hadaba, Ninka ku andacoodey Qurba joogta waxa kala qaybiyey Xisbiga Wadani oo Doorashadii aan ka samrin, talaw Ninkaa Xildhibaanka ee Jeegaanta ku abtirsada walaalkii Sacad Cali Shirana yahay ka Debedii albaabada u laabay oo ka dhigey handad uu ku dawarsao, oo Walaalkii oodey
Qurba Joogtii & Debedii baabi,iyey, inuu halkuu eersan lahaa Walaalkii &
Xukuumada Jeegaanta ee Siilaanyo Xaraashe & Muuse Shaani, ayuu indha ka
lalinaya, uu ku andacoodey Xisbiga Wadani ayaa Qurba joogta kala qaybiyey.
Sidaas Darteed, Siiulaanyo & Muuse & Gaashaanbuur & Jeegaan ayaa kala
qaybiyey, Qurba Joog & Qolqol jooga intey kala qaybiyeen, oo Gaashaabuur
Jeegaan, & Reero Boqortooyo, inay ku andacoodeen Wadani ayaa Umada
qaybiyey, Beenta Kulmiye & Jeegaanta inay Umadu qaybiyeen cid kastaa og.
Waa Bil Ramadaan ilaahay hay na cafiyo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker