Haad-ba Haad kici & fanaankii la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi & habeenka Ciida & magaalada Toronto

Haad-ba Haad kici & fanaankii la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi & habeenka Ciida & magaalada Toronto ee dalka Canada,  Waxaa lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed oo dhan ee ku dhaqan dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto & nawaaxigeeda in fanaanka caanka ah ee la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi uu kuu dhigi doono bandhig faneed aad u layaab leh ama Show habeenka Ciida, Hadabna ha moogaan wixii faahfaahina ka daalaco sawirka hoosta kuu yaala,

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker