XUSKA 26 JUNE 1960 VS SUGIDA XUDUUDII 26 JUNE 1960.WAA MATTAANO.

Umad wal oo ku uuman kawnkan wuxu leeyahay maalin qarannimo oo ku suntan maalintii

ay ka xoroobeen gumaysi uga gudbeen qaran taam ah calan gaara oo ay dalkooda iyo dadkoodu hantaan taas oo beesha caalamku u aqoonsanto astaan qaran qoomiyad iyo calan u gaara.
waxa hubaal ah in ay somaliland ka xorowday gumaysigii ingriis ee dalka gomaystay
lix iyo todobaatan sano ( 76 years under British colony).
26 june 1960 waa maalin aad u mudan bulshada somaliland xuskeeda iyo xushmayenteeda.
waa maalinta beesha caalamku aqoonsadeen jiritaanka dawlad somaliland oo xad xuduud
iyo caasimad HARGEISA loo aqoonsaday 33 dawladood.
xadka maanta la sugayo dawladeedu waa 26 june 1960.
sidaa awgeed aqoonsiga somliland ee beesha caalamku aqoonsantahay waa 26 june
1960.
F.G
ma aasi karno taariikh facweyen  xorayentii somaliland ee halganka dheer loo soo maray.
halgankii dheeraa ee 76 sano qaatay.
TALLO.
SOMALILAND
SHACBIYAN , XUKUUMIYN , QOLQOL JOOG IYO QURBA JOOG
WAA IN LOO DIYAAR GAROOBAA SIDII HEER SARE LOOGU XUSI LAHAA 26 JUNE 1960
OO FOODA INAGU SOO HAYSO.WAA CIIDAL CALANKII SOMALILAND OO CAALAMKU
INOO AQOONSANYAHAY.
LONG LIFE 26 JUNE 1960.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker