Qisadii Caalimkii Dadka Danyarta ah u hadli jiray -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyak ((12)

Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida  dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro inoogu jirto dhamaanteen. Hadaad awoodo walaalahaaga kale sii gaadhsii…

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker