Tayoo La’aanta Golaha Deegaanka Caasimada Iyo Kuw Danbe Ee La Filaayo. Qore:- Barkhad Muuse Aw Yuusuf.

Waxaan salaamayaa  akhristayasha qiimaha bdan meel ay joogaanba, caawa wxaan qalinka uu soo qaatay inaan wax ka idhaahdoo tayada golaha deegaanka caasimada hargeisa.

waxaa igu kalifay markaan arkay dad bdan oo uu sharaxan doorashada golaha deegaanka ee la filaayo in ay dhacdo sanadka 2019ka insha allah, ayadoo ay jirtoo carqaladoo badan oo horaayaala doorashada sanadka 2019ka

haday tahay xeerka doorashada iyo tirada kordhintaa xubnaha parliamentka oo ay isku ladhan yihiin, kootada haweenka, “marginalized groupska”.

hadaba hadaan uu soo noqdoo golaha deegaanka caasimada hargeisa oo  25 xubnood ah,ayaa noqday waxmatarayaal iyo kuwa lagu hungoobay gabii ahaanbaa.

taasii oo shacabka hargiesa ku riday niyad jab faro badan oo ka jirtaa bulshada dhexdeeda.

waxaa isku racay golaha caasimada, aqoon la,aan badan oo ay ka madhan yihiin aqoonta academic ahaan, ayadoo ay yartay mid aqoon heer jamacadeed ah leh( under graduate, post graduate).

musuqmaaiq badan oo baahsan( corruption cases).

waxqabad la’aan badan hawshii loo doortay( lack of achievement).

hab dhaqankooda shacabka ay la leeyihiin oo hooseyaa dadkii doortay( bad behaviorism).

xubnaha golaha caasimada oon aqoon shaqadooda gabii ahaanba.

Qodabadaa aan sheegay iyo kuwa kale oo bdan  ayaa kenay in shacabku ku hungoobo xubnaha matalayaa shacabka caasimada.

waxa badibaa ay shacabku arkaan xubnaha caasimada oo madaxtooyada ka dhex muuqda, qaarkood oo yidhaahda icitiraaf ayan dalka uu doonay iyo wax la  mid ah, taasii waxay tusaale uu tahay aqoon darada iyo tayoo la,aanta golaha caasimada.

hadabaa baryahan waxaa social media yaacayaa xubnaha uu oordayaa tartanka soo socdaa,

waxaa looga bahan yahay inay noqdaan kuwa ka duwan kuwii hore, shacabkuna ka ilbaxan nin zero ah inay durbaanka uu tumaan, iskana dhaafaan caadifadaa iyo nin jeclaysii aan waxba uu qaban doonin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker