WADAADKII HADALKA TURKIGA KULA DUL KUFAY WAAR MA SHOODHE SHEEKH DABCASAR BAA ?!….

وَيْلُ للصومالِينَ الَّذِينَ هُمْ عَنْ جَمِيلِ تُرْكِيَاعَلَيْهِمْ سَاهُونَ
 

Nin Wadaad Ah Oo Calaamada Sunnadu Ka Muuqato Ayaa Social Media Ha Soo Galay Sidii Islaamihii Shaaha Ku Cabi Jiray Wuxuu War Ka Bilaabay Nin Turki Ah Ayaa Ila Baxsan Gaadhay YA Subxaan Markaa Hablo Ila Socday Diyaarada Ayaan Uga Digaya Soial Media Ayaa Dawakhay Olo Tidhaah Kalyaha Lagala Baxayey Qolo Tidhaa Arrmay Beerka U Baahnayeen Kuwo Yidhaah Wadnahu Ugama Dareen Kuwana Waxy Yidhaahdeen Inkaari Ha Cuskatee Sheekha Ma La Shukaansafay Subaxaana RABIKA RABI Cissati Camaa Yasifuun Wa Salaamu Cala Mursaliin Wal Xamdu LILAAHI RABI Calamiin

Wadaadka Waxa Kala Garan La’ahay Inuu Jaahil Yahay Aan Cilmi Lahayn Iyo Inuu Yahay Naive Because He Is Showing A Lack Of Experience, Understanding Or Sophistication Of A Muslim Militant While He Has Appearance Of Muslim Militant   Miyaanay Ahayn Intuu Facebook Soo Fadhiisanayo Inuu Safaarada Somalida Waco , Police Station Ugu Dhaw I Geeya Yidhaah Qolada Hotel Ka Si Aan U Report Gareeyo Arrin I Qabsatay Maya Facebook Iyo Youtube Ayuu Soo Fadhiistay Waar Wadaad Heestii  BARBARNA KU DAR OO BARBAR ISKU TUUR …………….

Waar yeelkeede wadaad  Khurafaadka Dadka Ka Daa Ama Si Wanaagsan Wax Ugu Sheeg , Wadaadku Halkan Wuxuu Ka Dhigaya Isaga In La Damcay , Say What ?!!! Bal Da’adiisa Iyo Sunnada Ka Muuqata Eega Ninka Soo Haweystay Ma Walaa Waa Been ……………… Sheekada Aan Idiin Bilaabo Ninkani Wuu Sigtay Run Run Lakiin Waa Arrin Kale Marka Hore Dadka Turkiga Ah Afafka Qalaad Aad Bay Ugu Liitaan Wala Af Ingiriis Bay Ku Hadlaan Wala Af Carabi Bay Ku Hadlaan Walaa Af Kale Hadaanu Ahayn Turki Qurbaha Ku Dhashay Kuwaasina Wali May Iman Waayo Iskuuladii Lama Fasaxin , Ninka Uu La Kulmay Dhawr Af Ayuu Kala Badalayey………..

 Su’aashu Waxay Tahay Wadaadka Yaa Helay Wadaadka Waxa Helay Basaas Ama Dhago Dhageyn Caalami Ah Oo Barigii Hore Joogi Jirtay Beirut Iminkana Timi Istanbul Haday Ahaan Lahayeen Dhaga Dhagaynta Turkiga Wadaadka Way Qaadi Lahayeen Iyaga Wadankooda Ayaa La Jogaa ……… Yey Noqon Karaan ?! Waxay Noqon Karaan Cid Kasta Iran Bay Noqon Karaan , Suuriya Ayey Noqon Karaan , Sucuudiga Ayey Noqon Karaan , Imaraatka Ayey Noqon Karaan , Yuhuuda Oo Aad Uga Cadheysan Madaxweyne Erdogan Ayey Noqon Karaan , Ruushka Ayey Noqon Karaan Kuwaasi Oo Dhan Waxay Waydiin Lahayeen Baa Laga Yabaa Ma Is Qarxinaysaa Hawsha halagula Galee Oo Waxa Laga Yabaa Inay Qoladii Modeen Daacish Ama Ma Haysaa Cid Is Qarxineysa Si Loo Carqaladeeyo Doorashoyinka Turkiga Ee Dhacaya 06/24/2018 …………… Hadii Ay Basaasiinta Reer Galbeedka Yihiina Waxay Waydiin Lahayeen Maku Socotaa Suriya Ama Ciraaq Si Aanu Hawl Fududeyn Kugu Sameyno Kadib Na Way Document Garayn Lahayeen Si Madaxweyne Erdogan Loogu Karbaasho Oo La Yidhaah Isagaa Labadaa Dal Daacish U Dira ………. Wadaadkani Dhibuu Ka Fakaday Ee Police Station Ugu Dhaw Ha Tago Ha Report Gareeyo Safaaradana ha u sheego Waxa Laga Yaaba Inay Weli Ilaashanayaan Hadaanu Ka Bixin Turkiga ……….. Wadaadku Shacabka Turkigana raaligelin ha siiyo intuu facebook iyo youtube soo fadhiisto hortii baa Turkey la joogay qof falaqayntaa faqiirka ah oo kale sameeyana hortii wadaadkan lama arag …….. Dambigiina , Dambigiisa , Dambigeena iyo ka Walidiinteenba ALLAH ha dhaafo , AMIIN .

https://youtu.be/Tz1VoBaJ1cs

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker