NINKA LA BAXAY SH. RUSHEEYE ARINKIISU WAA MAANTUU QABASHO LEEYAHAY

Sh. RUSHEEYE hab dhaqankan uu la yimi ee uu la yimi ee jin saarkii cilaajyada oo marka horeba wadaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta marka horeba ay ka seexdeen shaqadoodii ooyeysa&oq ahayd in cilaajyada la xadido si sharciga wadanka waafaqsan loo FURO, cashuur bixiyayaalna ay noqdaan inta loo ogolaado inay aqoon u leeyihiin Diinta slaamka iyo daweynta cudurada nafsiga ah een jismiga ahayn oo dad (qualified) ah fadhiistaan hoos yimmaaddaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Diinta. Cidkasta oo ay dawaynayaan waxay ahayd (procedure) loo dejiyo iyo (record).

Markay noqoto daweyn bin Adam shakhsina shaqsi la (case) maaha mid walba baadhid u khaasa buu u baahanyey. Shaqadan cilaajyada sii badanaya iyo cudurada nafsiga ah Wasaaradda Caafimaadka iyo dhaakhaatiirta wadankaa ka seexday markaasay noqotay in Suufi kastaa Quraanka ku soo gabado. Ninkan SH RUSHEEYE waa in maxkamad la soo taagaa oo waayo ummad dhan buu fuul garanayaa oo uu meel cidhiidhiiya ku xaraynayaa oo cudurada faafa ka qaadi karta oo (health and Safety) si ka baxsan u (treat) garanaynayaa. Waa ninka yidhi Micro phone kaan afuufayaa power kaygu sameecada ayuu ka baxayaa. Bal hatago Ethiopia ama wadamada kale Jeelkuu liinta ku cabi lahaa, UMMAD BAAN ISOO XAREEYA ODHANAYAA LACAG KA GURANAYAA BOOYADO BIYA AH KU RUSHAYNAYAA INAAN DAWLAD (check and balance) ku soconbuu arkaa.
 SH RUSHEEYE ninka la baxay iskadaa wax uu daweeyee cuduraduu faafiyaa oo beenaale cad.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker