Muuse Biixi & Maxamed Kaahin Xilka Hayska casilaan, Dalkii Colaad & Dhiig & Sixir-barar & Haraad & Tahriibtii oo ay dhiiri- gelinayaa, oo 50 Dhalinyaro ah oo Farmaajo ka soo daayey Magafe ay u diidaan inay Ariportka Hargeysa ka soo dagaan, oo Garawe dejisey.

Muuse Biixi & na Kaahin iyagoo Dagaal Oogayaal ahaa, oo Dagaalkii Sokeeye kaw ka ahaa kuwii Umada qixiyey, Anigoo wax dili kara duca qaadan maayo.
ayey kolkey Kursigii fuuleena, Dagaalo Wadankii geliyeen, uka Raq & Ceel Afweynba, kolkaa iyagoo Dhalinyaradii Colaada geliyey dhiig ku daadiya, ayey
Tahriib & Bada oo ay ku madhaana u dheertey.
Hadaba, Kornaylada Dhiigya Cabka ah ee Muuse & Kaahin Dhalinyaradii Ilaah-
ay ka soo furtey Magafe ee Midida la dul taagnaa, oo ayu awoodi kari waayeen
inay ka soo furtaan, ee Ilaahay Farmaajo & Xamar u direy, inay yidhaahdaan
Airportka Hargeysa kama soo degi kartaan, oo xiitaa Diyaaradu haday Shidaal
la, dahay Hawada haku gubato, saw Magafayaal maaha Muuse & Ina Kaahin
Ninka Ina Rodol ee Agaasimaha Airportka loo dhiibay.
Hooyooyinkii & Aabayaashoo oohintu ka dhamaatey, ee Caruurtooda cadawgu
ku haystey Liibiya, kolkii Ilaahay ka soo furfurey oo Somaliya miciin u noqotey
Saw Muuse & Ina Kaahin agafayaal kama darna yidhi, haku gubato Hawada
Diyaarada sidey dgalinyaradaa.
Sidaas Darteed, Shacabka S/Land Muuse & Ina Kaahin, waakuwaa Dhalinyaradii Magafe Ilaahay ha ka soo furfurey ee Xamar u gurmatey, yidhi
hawada haku gubtaan, oo haku shuf beelaan, kolkaa Kulmiye iyagaa Magafay-
aal oo Muuse & Ina Kaahin weligoodba waa dhiigya cab, ee Dhalinyaraw, Shici-
baw haku gubanin, oo haku dhimanin, Dagaal Oogayaal Muuse Jeegaan & Da-
gaal oogyaasha eegaanta, Muuse & aahin.
Wabilaahi awfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker