Hampalyo ku socota xabo Musharax ibraahim caydiid guuleed Doorashada aqalka wakiilada jsl

               Musharax ibraahim caydiid guuleed xabo oo ka mida musharaxiinta u taagan doorashada aqalka wakiilada jsl ee lagu wado in ay qabsoonto bisha march ee 2019  musharaxa oo ka mida musharaxiinta  laga soo doortay  xulay beelaha dega koonfurta hargeisa isagoo kasoo jeeda xubnaha ugu firfircoon ee u olaleeya xisbi xaakimka kulmiye isagoo degan dalka ustalia

Ibraahim caydiid guuleed oo wax ku bartay kuna barbaaray caasimada hargeisa waxa u dheer waxbarasho dibadeed oo u kusoo qaatay dalka dibadiisa in badan waxa uu ka door biday wax kasta inuu uu u shaqeeyo dalkiisa hooyo kana mid noqdo musharaxiinta u tartamaysa doorashada aqalka wakiilada

Musharax ibraahim caydiid guuleed waxa ilaahay haybad u siisyay karti dadaal shaqo daacadnimo iyo waxqabad dhab ah

Waxaan runtii mahad balaadhan u dirayaa musharah ibraahim caydiid guuleed xabo iyo bulshawayntii dhiiri galisay musharaxnimadiisa sida odayaasha cuqaasha  dhalinyarada waxgaradka haweenka ku nool konfurta caasimada hargeisa

Ilaahay ayaa mahadaa leh  iyo madaxwaynaha jsl muse biixi cabdi ee ay ka goantahay qabsoomida doorashada aqalka wakiilada jsl iyo goolaha deegaanka

                                     

                                                                                             

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com    h

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker