DAGAALKA TUKA-RAQ MA WUXUU U DHEXEEYAA SOMALIAND IYO SOMALIA MISE PUNTLAND IYO SOMALIAND MISE WAA DAGAAL QABAAIL.

Gobolka SOOL shaki kuma jiro inuu Somaliland ka mid yahay Taariikh ahaan, labada magac ee kala ah Somaliland iyo Somalia labadaba Gumaystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa kala bixiyey inana waa ka gudoonay oo magacyadaa waa la koray oo ku waynaanay, xuduudahana wadamada dunidu isku dilaan gumaystahaa sameeyey oo imikana usagaa furdaamin kara markuu doono.

Exactly Somaliland iyo Somalia waxay isku wadci yihiin xaaladda India iyo Pakistan oo GOBOLKA SOOL NA WUXUU NOQONAYAA KAASHMIIR OO KALE. Dagaalka ani waa mid riiq dheeraan doona waayo Dawladaha waaweyni hubka ayey iibiyaan oo weligood lama arag dagaal ay ka joojiyaan Africa iyo Asia mid ay ka qarxiyaan mooyaane. Somaliduna ma heshiin karaan oo waa ummadda u cannnaadisan adduunka.
Imika xaaladda halkay marayso Somalia meel aan wax iskawaydiinaa ma muuqato, waxaan maqalay Hawadaa laga wada hadlayaa YAAL WEEYE, DHULKIIBAA DHIIGDAADANAYAA MAXAABA HAWO KEENAY. Puntland NA waxba la isma waydiinkaro oo cid miyir qabtaabaan jirin, Suaalaha waaweyn baa horyaal KULMIYE ama ha horeeyo ama ha dambeeyo xaaladdahan wadanka idin kaa geliyey hadday Dagaalka Ceel-Afweyn, hadday Dagaalka TUKA-RAQ Taylor, hadday Sicir – Bararka Taylor, hadday qoloqolada loo kala fadhiya tay hadday Dekedda ay iibisay Xukuumaddii uu Madaxweyne SIILAANYO ka XANUUNSADAY tay iwm. Haddaa marwalba Faysal Cali Waraabe OO REER KIISIIBA FAHMIWAAYEY ISKA SOO HORAYSIISAAN SOMALIAND SHACABKEEDA IYO XUKUUMADEEDEEDU DHAMMAAN ISMA FAHANSANA ILAA HADDA OO DAGAALO SOCDAAN, JEEGAANTA UUNBAA ISFAHANSAN DABBAYNA CAGAHA WADANKII U GELIYEEN.
Markaa maanta haddaan si Somaliland isu fahanto la abuurin oon riwaayadaa kaloo DHAN laga bixin guul daro waysoo muuqataa iyo ceebi.
Maanta dhibta Somaliland ka jirta Somalia iyo Puntland battery way of yihiin sidaasaanay ugu soo dhiiradeen.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker