Oodweyne News - Latest Somali News Update

Tacsi My Socota Reer Cumar Yusuf Sii Arag

INAA LI LAAHU WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Dhamaan Jaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield waxay Tacsi u dirayaan Reer Cumar Yusuf Sii Arag.Geeridii ku timid Marxuumad HIBO CUMAR YUSUF. oo galabta 22nd May 2018 ku geeriyooday Northern General Hospital ee Magaladan Sheffield .Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul Aclaa ka waraabiyo .Qoyskii qaraabadi ehelkii gaar ahaan inanteedii Farduus Jamac Bootaan  samir iyo iimaan ka siiyo Amiin Amiin .

Mataan M Omar
Sheffield.UK