Roobabkii laxaafka lahaa iyo Duufaankii Xeebaha Somaliland ku habsaday ee mood iyo noolba halakeey.

Waxa Dadku aad ula yaabanyihiin Dawladdu ma dawlad Galbeeduun u dawladabaa mise dalkoo dhan ay dawlad u tahay?

Waxa suaashaa iga keenay Duufanku xeebaha Somaliland oo dhan ayuu ka dhacay dhibtuu Berbera u geystey meella uma geysan, Laasqorey, Xiis iyo meydh dhibaatooyinku u geystey cidi ma hadal hayso.
Waxa haddaba isweydiin mudan Gobolka Saaxil siduu u dhanyahay, iyo Gobolka Sanaag malaha Somaliland looma haystee cidkalaa lagu halleynayaaye ilaahbaa leedihiin.
Wabillaahi Al Tawfiiq
Cabdiraxman M. Cumar
omarabdulrahman651@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker