Ramadaanta Ilaahay hay na cafiyo, S/Land Bishaasi Barakaysan Kuwa Dhiiga umada ku macaasha ee dilaalinta hayska qabato.

Faysal Cali waraabe handadii uu Xaqul-qalinka ku guranayey, Imikana wuxuu u
wareejiyey Dhiiga Shacabka inuu ku macaasho, Cali Khaliif & Khaatumo ayuu
Macaash buuran ka helay, Imikana Dhiiga Ceel Afweynayuu Kiish u soo toshay.
Faysal sawkii lahaa Garxajis & Habar Yoonis Konteenar ayaan ku gurayaa, oon
ku xidhayaa, Maanta kolkuu ku andacoonayo Ceel Afweyn ayaa udi u saarayaa
oo aan ka mid ahayd, ma konteenarkii uu sheegayey ayuu Maxamaed Kaahin & isagu doonayaan ku soo guraan Garxajis & Habaryoonis.
Faysalaw Ilaahay ka baq oo Umada ka xishood, oo haday S/and & Garxajis iska
qaban waayeen, Cayda & flagaadada xiitaa Dumar ayaad carabadey oo heblaa-
yo aad lahayd & urba oogta, Qurbajoogtu waa kuwa Wadanka dhisey, wax u
qabtey, Dad asaakiinta ee Cashuurtoodii Siilaanyo & Muuse gurtaan, kolkey
wax ugu qaban waayeen, kuwa Shicibka kaalmeeyaa waa qurba joogta.
Sidaas Darteed, Faysal kolkey Shandadii & Xaqul-qalinkii Xaaraantii kaa madha-
tey, kolba Mashruuca Xaaraana Umada hala hor iman, oo maantana Dhiiga
Shacabka Ceel _afweyn ee Siilaanyo  & Muuse & Ina Kaahin debeda ka wadaan
Ilaahayna wuu og yahay, Umaduna wey arkaysaa, adiguna Faysalaw Shanadadii xaga Dhiig ku macaashka ayey kula gashay & Cayda Dumarka.
aysal Cali waraabe, kuwa Garxajiska & Habar Yoonis in la laayo, ama cuna qab-
ateyn la saaro kaw ayuu ka yahay, ee muxuu  ka qaban karaa dagaal Ceel-Afweyn, & Gudida uu ku andacoodey waan magacaabay, kuwa Faysal Daba Ge-
laya ee uu Gudoomiye u noqonayaa, ayaaban dhaamin haday raacan, Faysal.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker