DAAWO Waayeel goob-joog u ahaa oo ka warramay Baaxadda Duufaantii ku dhufatay Xeebaha Awdal iyo Xaaladdii ay ku sugnaayeen 48 Saacadood oo Roob ku da’ayey

Lughaya (OWN)- Qaar ka mid ah dadka deggen deegaanada duufaantu ku dhufatay ee gobolka Awdal ayaa ka warbixiyey Wixii ay indhahooda ku arkeen iyo Baaxadda Duufaanta oo Khasaare ba’an geysatay, kaddib roobab is-daba joog ah oo 48 saacadood ka da’ayey deegaannada Xeebaha Galbeed ee dalka.

HADDABA MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO XOG-WARRANKA SADDEXDA QOF EE WAAYEELKA AH

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker