Suldaan Muuse Cunaaye oo lagu xidhay magaalada burco

Wararka ayaa sheegayaa in ciidamada Somaliland ay xabsiga dhigeen Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka Mid ah Saladiinta Gobolka Togdheer.

Ciidamada Booliska ayaa qabtay Nabadoonka xilli uu kasoo baxay  Masajid uu ku Tukunaayay Salaadii Makhrib  sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.

, halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker