“Markii aanu ka baaraan-degnay, waxaanu aragnay inaanay jirin meel tan (Somaliland) noo dhaanta” – Cali Khaliif oo ka hadlay Wada-hadalladii u socday Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay halka ay marayaan wada-hadallo isaga iyo kooxdiisa muddo laba sanno ah u socday xukuumadda Somaliland, waxaanu sheegay in wada-hadalladaasi gebo-gabo ku dhown yihiin.

Prof Cali Khaliif Galeydh oo hadal ka jeediyey munaasibad caawa lagu xusay munaasibadda 18 May oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in shacabka uu metelo ee gobollada Sool iyo Buuhoodle ay ka tirsan yihiin Somaliland isla markaana aanay jirin meel kale oo ay ku doorsanayaan.

Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Hadalka Cali Khaliif

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker