DAAWO Daahir Rayaale oo markii u horeysay Si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo Kale

Hargeysa (OWN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaanu ugu baaqay inay ka wada-shaqeeyaan midnimada dadka iyo dalka.

Md Daahir Rayaale Kaahin oo caawa hadal ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May oo caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada, waxa uu u duceeyey shacabka deegaanka Ceel-Afweyn.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO HADALKA DAAHIR RAYAALE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker