Soomaalida iyo Kawarhayntooda Aduunka 1854-1855

BISMILAHI AL RAXMAAN AL RAXIIM 
Soomaalida iyo Kawarhayntooda Aduunka 1854-1855
Sida ku cad buuga uu qoray ninka la yidhahdo James L.Newman ee  la mgaca baxay JIDADKA AAN GUULLANYAN (Paths Without Glory) uu kana qoray socdaaladii Sir Richard F. Burton oo aha ninkii la magac baxay Sheekh Cabdalla marku jogay dalalka islaamka,   xubinna ka ahaa Bulshada Juqraafiga ee Boqortooyada (Royal Geography Society) sidoo kale basaaski iyo sahamiyihii boqortooyada Ingriiska dhulka ay ku talo jireen in ay hantiyaan  oo dhulka somalidu ka midka ahaa, ayaa mar laga waramiyay sida uu arkayay somalida iyo siday ula socdaan aduunka muddo ku siman160 sanno ka hor ayaa laga qoray sida tan: 
 
“Soomalida oo si aad ah baahi ugu qabay wararka iyo sida degdega ah ee ereyga meel fog ka dhaca uu  usoo gadhi jiray, ayuu aad u la amakaagay Sir Burton
Xitaa waxa ay la socdeen waxa ka dhaca masaafo aad uga fog halka ay jogaan, oo waxaanay la socdeen dagaaldii ka dhacay Ruushka (Russia), Iyo duufaanadii dhibta badan gaysaty ee ku dhuftay Magaalda Bombay (India) iaydoo ay kasoo wareegtay laba todobaad oo kaliya, waraarkso  aan wali lagu baahin isgaadhisinta casirga ah. Reer guuraaga oo awood u leh faafinta macluumadka masaafoyin aad u kala fog, gaadhsiiyana dadka tuuloyinka ee wararku ku yary ihin, Intaas waxa sii dheer dad badan oo Somali ah oo ku hadla dhawr luqadood, sidoo kale waxa ay  u safreen dhulalal aad u fog sida India iyo dalal Yurubta(Eroupe) loo maleenyao, Halkan maaha meel dunida ka go’doonsan !, Midhadhalkeeduna uu noqday in lala socdo dhaqdhaqaaqa Richard Burton sidoo sahmiyayaal kale ay kamidka ahaayeen Herne, Stroyan , Iyo Speke oo si mug leh loola socday sidoo kalena meelo fog fog oo lagala socday”
 
“The Somalis insatiable appetite for news and how rapidly word from far away reached them surprised Burton. Even at this distance, they knew about war in Russia and a violent storm that had struck Bombay only a couples of weeks it happened, before the advent of the modern communications, nomads had a capacity to spreading information over great distance that settled villagers lacked, Furthermore many Somalis spoke several languages, having traveled to lands as distant as India. Country to Europe assumptions, this was not Isolated part of the world. As an upshot, Burton’s movements, as well as those of Herne, Stroyan , and Speke, Were known far and wide. 
 
JIDADKAAN GUULLANYAN
PATHS WITHOUT GLORY 
Richard Francis Burton In Africa
James L.Newman 2010© 
 
 
Alla Mahad Leh !
W/Q : Abdiqani Abdirahman Haji Mohamoud (Shariif) 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker