Somaliland Siilaanyo wuxuu ka dhigey, Hagbad & Laba Reer oo wadankii iska yeesha, Dhaqaale, Hay,ado, Ciidano oo uu ku taxay Reeriisa & Reerka ..

Somaliland waa Dal lawada leeyahay, oo Maal & naf loowada hurey, oo Dad ku
dhinteen, ku naf waayeen, Xoolo & Dadba is raacay, Reero qudha mey ahayn
cid gaara ma ahay, hadana waxa lawada dhistey, aynu wax wada yeelano, wada dhisano, aynu dhigano Dastuur aynu ku heshiis naha, Calan aynu heshiis
ku nahay, Maalin aynu heshiis ku nahay 18Mey.
Hadaba, Siilaanyo & muuse 7 Ina gaara oo Kulmiye la baxdey wey baabi,iyeen
wixii lagu heshiiyey waxay ka dhigeen, waxay ugu yeedheen Hagbad &Jeegaan
Laba Reer oo qudha ay iska yeeshaan, sdey doonaan u boobaan wixii lawada
laha, iska maroorsadaan, kolba waxa Siilaanyo & muuse ee Labada Reer ay ku
abtirsadaan ee H/Jeclo & H/awal ay u baabi,iyaan wixii lagu heshiiyey.
Siilaanyo Reerkiisa, Kuwa Hablihiisa Qaba & Kuwa uu adeerka u yahay ayuu
yidhi Garabkayga ku daaqa, ku booba, Dhul, Bad & Cir, oo Maxamuud Xaashi
oo Biyihii Xumbo Weyne, Airportyadii & Tii Abaaraha & Tu kasta iska qaatey
Hargeysa iska dhex jooga cidi Sharciga kula xisaabtamayn, Moorgan & Samsam
& Weji-Xun & Sacad & qaar kaloo badan Dubai & Londan & USA kuwada cuna-
yaan, Subxaanalaa.
Hadaba Siilaanyo kolkii Sharcigii reerkiisa & Ehelediisa u baabi,iyey, Muusana
tii iyo ta ka xun ayuu sameeyey, oo Dhiigii Siilaanyo ku bilaabay Kalshaale isna
Tuka raq & Ceel Afweyn ayuu kuwadaa, oo horana Ceel Afweyn, Siilaanyo &
Muhanad & Buur-Madaw xiitaa Masaajidadii Dumiyeen, Tuulayooyin Dumiyee
n.
Sidaas Darteed, Shicibka S/and ee maal & nafba u hurey S/Land, ayaa labadaa
Reer ee Hagbad & eegaanta wada galay ay keligood, boobeen, dhaceen, baab-
i,iyeen Sharcigii sidii boqortooyo Kursiga iska degeen, isu boobeen, Dagaalo &
colaad laba Reer ugu kala hiiliyeen, Shaadhka Dawlada, oo horana Siilaanyo ugu hiiliyey Kalshaale reerkiisa, Hadana Ceel Afweyn reerkiisa uga hiiliyey reer
kale, Muusana halkii kawada oo Reer Sacad Yoonis, lagu laynayaa, Hubkii &
Shaadhkii Dawlada, oo Muuse oo Hagbadaasi fulinayaa, Ina Kaahin u wakii-
shey ina Sacad yoonis uu ku laayo Hubka, oo Sarkaalkii Caare u adkaysan waayey oo uu ka dhaqaaqay.
Hadaba, Shacabka S/Land Siilaanyo & muuse Hgbadii & Jeegaantii wataa xiitaa
bedeshay Maalintii lahu heshiiyey ee Qaranimada ee u rartey 5 Mey, Maalin ay
jeebkooda eegaantu kala soo baxdey oo ah maalin jeegamaysan 5Mey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker