Jeegantii Oo Puntland Beerka ka Laaday ,. Puntland oo lugtii ay wax ku laaday ka jabtay ………. Gudoomiye Timbaro oo yaabay……. See Xaal Yahay ?!

Korneyl Muusow ‘’ Taliye caarre tolkii iyo Xaq U Dirirka Geeska Afrika waxay ku leeyihiin aanu  ku xasuusino Somaliland waxay ku samaysantay Beel isaaq la yidhaah oo gardaro ciidankii qaranku lahaa loo geliyey Jaalle Muusow Somaliland yaanay ku dumin Beel Sacad Yoonis la yidhaah oo gardaro ciidanka qaranka loo geliyo “ ……… Dulmiga cawaaqibtiisa waad aragtaan wataa Puntland beerka idinka laaday …. Rabii caadil …. Rabi Caadil …. Rabi Caadil …

Nimanka dawlada ku jira ee leh waxbaanu dhexdhexaadinayna waa qoladay kusoo degtay :

يَقُولُونَ بِأَفْوَاهِهِم مَّا لَيْسَ فِي قُلُوبِهِمْ ۗ وَاللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يَكْتُمُونَ  

” Afka waxay idinka leeyihiin maha waxa qalbigooda ku jira Allah waa ogyahay waxay qaranayaan “. Duqii Gudoomiye Suleymaan Nuur ahaana Guurtidii daaqadaha xidha ayuu yidhi dhawr cisho sidii barigii Burco esh calaa ma hubno inay kaartada ka mid tahay lakiin waa arrin mudan in la kor istaago mar gaara .

 

ninkii og yaan kaan ogeynba dagaalka ceelafweyn labo beelood oo oodwadaaga ayuu ka bilaabmay iyadoo buur la doonayey in la saaro birta isgaadhsiinta tower yar la isku af garan wayey yaa leh rabi baa igu og labadaa beelood markay sheekadu tahay inaan midna dhinaca saarin waayo niman naftooda dulmaya maxaad dhinaca saartaa marmar ayaa waxa jirtay inaanu ku meelahaa ka cayi  jirnay cid la yidhi way isku diraysaa labada beelood markaa buurta sheekadu ka bilaabatay  dhulka allah ayaa iska leh ee waxay Allah ku beeray oo deganaa beelweynta sacad yoonis lakiin beeshii kale waxay la shir timi maha dhulkiinii marti baad ku tahay xabadii maalintii qaraxday wataa socota foolxumo ayeyna iminka fooda gelisay UMMADDA MUSLIMKA AH RAMADAAN KARIIM SHEEKADU MARKII HOREBA BUURTA WAY KA WEYNEYD BUURTA WAA LAGU XOQANAYEY IMINKA WAXA CADAATAY INUU JIRO MASTER PLAN ETHNIC CLEANSING UU HAGAYO MR.INA GOFAADHI FULINTIISIINA IMINKA LA BILAABAY ALLAH HA SAHLO …..

Gudoomiyaha  Sanaag Mr. Timbaro waa nin weyn well experienced ah looga qateen ah markay mashaqadii ugu dambeysay dhacday ee  Beelweynta Sacad Yoonis niman xidhan uniform-kii military-ga ay usoo werareen qaab ciidan waxa la yidhaah multiple fronts without time lagging waa weerar habaysan ood isla waqti qudha dhawr dhinac kaga dhifanaysid cadowga oo waa kaarta ciidan inan yar oo geeljire ihi sheeko uu keeni karo maha …….  Duqii Guddomiye Timbro aynu ku noqno Gudoomiye Timbaro ayaa Hargeysa soo galay Madaxtooyada ayuu saani u tagay oo looga yeedhay sida muuqata waayo iminka Daartii Morgan ku jiri jiray cid aan jifada hoose ee korneyl  Muuse Biixi Cabdi ahayn looma ogolaaado WAAR YEELKEEDE DUQII GUDOOMIYE TIMBARO AYAA U GALAY INTII BARIGII SILAANYO KAGA GUURAY GURIGII XISBIGA KULMIYE OO UU KA MAQAN YAHAY MR. JAAMAC SHABEEL  NINKAA SHABEELKA OO MAR LABAAD LAGAGA GUURAY KOBTII WAXA MEESHA FADHIYA MARKUU GUDOOMIYUHU GALAY MR. INA GOFAADHI , MACAALI WASIIR INA KAAHIN IYO KORNEYL MUUSE BIIXI CABDI SALAAN KOOBAN IYO WAR BIXIN IGA DABA GEE AH  KADIB KORNEYL MUUSE BIIXI CABDI WUXUU U SHEEGAY IN DABALAY CIIDANKA DALKA IHI MASHAQADII UGU DAMBEYSAY GEEYSATAY MARKAA ADAA COMMANDER IN CHIEF AH EE GORMAA RAGA LASOO QABANAYAA SI DADKA UGU YARAAN LOO TUSO `INUU JIRO LAW AND ORDER INTAANU NINKII SUA’AASHA LA WAYDIIYEY EE COMMANDER IN CHIEF LOO HAYSTAA OON WELI HADLIN AYUU MR. INA GOFAADHI  HADALKA KA HORORSADAY SI XANAAQ LEH UGU JAWAABAY GUDOOMIYE TIMBARO ISAGOO SUA’AAL UGU JAWAABAY OO LEH GUDOOMIYE TIMBARROW  RAGAAAD SHEEGEYSAA MA WALAALAHAA AYEY LAYEEN MAXA LOSOO QABANAYAA ?????????????!!!!!!!!!! GUDOOMIYE TIMBARO MARKAA XAGA COMMANDER IN CHIEF KU SHEEGA AYUU EEGAY ISAGA IYO MR. MAXAMED KAAHIN MIDNA KALMAD MA ODHAN DHAWR JEER OO MR. TIMBARO WAX LAGA WAYDIIYEY ARRINKAA WUXUU KU GAABSADAY GUDOOMIYE TIMBRO MAR HADAAD XANTAYADII MAQASHEEN WAXBAA HAGAAGAYA ., TAA WAXA LA YIDHAAH WISHFUL THINKING ……

Mr. Maxamed Kaahin Waxogaa RRU Ah Ayuu Geeyay Ceelafwayn wuxuu ku goodinayaa Beeshii gardarayd ayaa wax ka qabanayaa beeshii ka baxday heshiiskii uu bil ka hor soo xidhay wuu arkaa ee waliba Dareyskii dawlada ku dagaalantay  ninkii weynaa ee wasiirka sheeganayey muraayado qabiil oo Ray Ban ah ayuu xidhay kuye waxoogaa Beelweynta Warsangali ah  iyo waxoogaa Beelweynta Dhulbahante ah oo Maxamuud Garaad ah oon caaqilo iyo suldaan la garanayaa midna ku jirin ayaa lasoo hadlaya beelweynta Sacad Yoonis  oo Siday Beelweynta Warsangali iyo Beelweynta Dhulbahante ula hadlaan  Sacad Yoonis anakoon joogin waa warka madaxyagu diiday  Beelweynta Harti markay timaado miyaanay ahayn in SULDAAMADII GUUD EE GARXAJIS MACA CAAQILADOODII MEESHA YIMADAAN WAA MAXAY SAQIIR SUUJISKANI  HALKAA XAAL BAA UGU SUGNAADAY BEELWEYNTA GARXAJIS WAAR XAABADII HARTIGA SHEEGANEYSAY AYUU MR. MAXAMED KAAHIN U DIRAY BEELWEYNTA SACAD YOONIS MARKAA NIMANKII LOO TAGAY WAXAY YIDHAAHDEEN ANAKU BALAN MAANU JEBIN ALLAH AYAA NAGU OG INAANU CAHADKISII KA BIXIN WUU GARANAYAA DUQA WASIIRKA IHI CIDA CAHADKA JABISAY WAX LAYSAYEE HA LA XAALO INTUU LA BAXO MURAYADAHAN QABYAALADA AH …….. nimankii guurtida harti  sheeganayey ayaa wasiir Maxamed Kaahin kusoo noqday kuye wayna diideen kuye gala ciidankii RRU rabii caadil rabii caadil markay dagalkii ku bilabeen ayey Puntland soo galeen Tukaraq ooy Jeegantii beerka ka ladeen inkastoo lugtay wax ku ladeen Puntland wax noqotay oo meel Muslim Muslim kula daglaamay guuli ka dheer  tahay lakiin wadaadkii waarka iyo badhka ku qabyoobay ciidankii Somaliland uu  ku sheegayey jugi gaadhay dhawr nin oo beelweynta Jibriil Turuwaa ah na waa lagu dilay oo uu Mr. Maxamed Kaahin

Meesha u bedalay lamana soo xaqiijin in dhabarka la toogtay friendly fire iyo  in xabadii Puntland dishay stay tuned ayaamaha soo socda sidee  buu askar ciidan wasiirka daakhiligu frontka ugu diri karaa meeyey wasiirkii difaacu kaa waxa la sheegay isago qoslaya oo shaah cadaysan Ceergaabo ku cabaya . Ninka beelweynta Garxajis ah ee dagaalka badilka  ee Muuse Shaani isku muujinayo ku dhinta Allah uma naxriisto……. CIDA U HAYSATA INAANU QABIIL HADLAYNO MAALINTII MADAXWEYNE SILAANYO KALSHAALE GALIYEY CiIDANKA DAWLADA TAANU DHIGNAY INTERNET- KA KA BAADHA QOLADII NA BARBAR YAACAYSAY MR. CALI GUREY BAA KU JIRAY OO MAANTA QABYAALAD AAMUSAN NIN TOL DHAW AH AYAA GURIGII MORGAN KU JIRA BARIGAANA  SILAANYO ILAA UNITED NATIONS ILAA MAXKAMADA ICC AYAANU SOCONAY ALWAYS REMEMBER MAR KASTAA CINDIGAAGA KU HAY SOMALILAND TAN CUSUBI TII HORE IS GONE WAXAY TAGTAY KAWDII JULY 1961   SOMALILAND TAN CUSUBI MARMARNA LA YIDHAAH JEGAANLAND IN DHAWYD WAXAY KU SAMAYSANTAY CIIDAN DAWLADEED OO BEEL ISAAQ LA YIDHAAH KU DUULAY SOMALILAND YAANAY KU DUMIN CIIDAN DAWLADEED OO BEEL SACAD YOONIS LA YIDHAAH KU DUULAY …… GUUSHA XAQAA LEH  CAAR CIDII GARDARAN  BUU U SUGNAADAY .

cidii soo hesha cid Beelweynta Garxajis oo sidan labada belood uga hadleysa sharad baanu sineynaa lakiin authentic baa la doonayaa

 

Bari horeba nin Mr. Shiine faqash la ydhaah ba la yidhi gal oo macaali wasiir xaglo Toosiye ilmadeer yihiin walaalkiina dagaalkii Kalshaale lagu dilay waxa laga yabaa inuu yahay awrtii rareyga  dhufaanka ahayd ee Dr. xaglo Toosiye sheegayey ………..

 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker