Madaxweeyne bedel strategyka colaada celaafweeyn

asalaama aliukum ,dhamaan waa idin salaamayaa ,bacda salaam ,waxaan maqaalkan u qorayaa kadib markii dalkeena aay xalaad cakirnaaan lasoo gudubbonatay ee mel kasta ,cadowgeedu usofaysaysanayo siduu u burburin lahaaa,ragna utafaxeeteen ,u horseedka dagaalo lagu riiqmo oo qabili ah inay ka dhacaaaan iyo dhinac kale oo puntland inaga sowerarto. hadaan u dhaco dulucda maqaalkan ,colaad baaaa 2001 ka dhacday beelo dega gobolka saraar ,caynabo iyo oog ,madaxweynihi berigaas ,wuxuu xidhxidhay ,odayashi iyo waxgaradkii belaha dirirtu dhexmadtay taaasu waxaay fududaaysay ,inaay beeelihu kala garqataan ,tu kale isla 2013 baa beeli magalada caynabo fad qalalo kasamaysay uu ku nafwayey taliyihii sirdonka ,markiba cidamo baa galay ,oo qabqabtay beshaaas Dhibta geysatay ,ciroole iyo cauurba jelasha laga buuxshay,  madaxweyne coaadanu egasho maleh ,ee maxaa dawlada ka horrtaagan inaad raaacdo tabaahas hore iyo fivciladaa horre amaa strategy yadaas horre inoogu shaqee dejiyey colaada horrre?   madaxweeyne ,  halaga digtoonoda dabka aay walaqayaan xuma wadaha iyo kuwii dorashada looga guulaaystay ee samri la.madaxweyne wadanki meel xasisyuu marayaaa ,ee dalbo ,caqli iyo ragganimo wax Alle ku siyey ,oo hano nabadgelyada dhamaaan qaranka ,latashigana badi,guuuuuul jamhuriyada somaliland insha Allah.

 

 

by  fuad Abdullahi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker