15ka mey oo Muqdisho & Hargeysa lagawada Dabaaldegeyo Muuse Biixi waa Dambiile Qaran, oo Dastuurkii & Qaranimadii Somaliland kala mid dhigey, In Somaliya & S/land isku Maalin laga wada dabaal dego.

Shacabka S/Land ee hurda, ee Siilaanyo & muuse hoostana Federaal ku wata-
an, beena u sheegaan, waa Qaran dhawr & labataan jirsadey, oo Madax Bana-
an, oo Shacabka kii Xamar taga la xidhayo, iyauna Habeenka kasta kawada hadla Fedraal, waxa kuu cadaynaysa, maxaa Muuse uu maalintii 18ka Mey
uu ugula mid dhigey, 15ka Mey, oo xamar & hargeysa mar laga wada dabaal-
degayo.
Hadaan Sacabka xeeladi ku jirin maxaa habeenkii loo garaaca, Muuse Biixi hadi
aanu Xamar 7 farmaajo hoosta wax kala wadin, muu 4Mey ka dhigo muxuu 5
uuga dhigey ee somaliya dabaaldegayso.
Sidaas Darteed, Siilaanyo oo hore Wadanka dastuurkiisii baabi,iyey oo siduu
dhaqaale Reerkiisa & Inta ku xeeran ay Kharash u helaan, u baabi,iyey, oo ka
dhigey Maamul Goboleed, oo xamar Heshiisyada hoos ugu saxeexdaa.
Muuse biixi ayaa dariiqii & mid ka xun kii acalinkiisii Daalinka aha ee Siilaanyo
xaraashe, Xaqul-qalin, Aabaha qabyaalada ahaa, oo Muusana uu baabi,iyey
Qodob Dastuuriya oo ah in Maalintii qaranimada 18ka Mey uu baabi,iyo oo
uu Maalin kale oo Somaliyana u dabaaldegeyso kala mid dhigey 15 Mey.
sidaas Darteed, Muuse Handaraab, Somaliland waakaa Qufuley ee Maalintii
Qaranka baabi,iyey, Maalin dhawna Dastuurka & calankaba wuu bedeli oo
Jeebkiisa Mid uu kala soo baxay ayuu ka dhigi.
Hadaba, Ninka Maalintii qaranka ku bedeley aalin uu jeebkiisa kala soo baxay
oo weliba Xamar isku mar laga dabaaldegeyo, Waa Dambiile qaran oo Qodob
Dastuuriya jebiyey ee Muuse & Ina Kaahin & Xukuumada halagu qaado, hadii
kale Sharci, & dastuur ma jiro, qof kastaa alan gooniya, ayaan gooniya, dastuur
gooniya ayuu samaysan, wixii lawada dhigtey, hadii kolna Siilaanyo Jebiyo, kolna Muuse shaani jebiyo, sharcina ma shaqaynayo, cidna ku dhaqmi mayso
sharcigii lawada dhigtey.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker