Xukuumadii Siilaanyo Ramadaanta ayey baadhan jirtey, oo Urursat- ey, Maalaayiin Doorrlar ooy ku sheegtey Ka soo Kabashadii Abaarta

Xukuumadaha ulmiye Ilaahayna Kama Baqdaan, Umadana kama xishoodaan
Bal Malaayiinkii Doollar ee Aduunku ku bixiyey Xumbo Weyne, Wasiir Muhana
d ayaa iska qaatey, oo Hargeysa Ku Jaqaya, oon cidi weydiin karin, S/Koorana
kolba been ayuu Umada isla soo hor taagayaa, Mashruucii Xumbo Weyne wuu
fashilmey ayuu Umada la hor yimid, yaa cuney, yaa qaatey Xoolihii lagu Maal-
gelniyey Xumbo Weyne, cid loo qabtey oo Sharciga la hor keenay ma jiro.
Siilaanyo & Wasiirkii Muhnad Bishii Ramadaan ayey Umada ka urusadeen Lac-
ag Malaayiin ooy ku sheegeen, ka soo kabashadii abaarta, cid la siiyey, cid
lagu taakuleeyey, ma jiro Wasiir Muhnad ayaa qaatey cidina ma weydiin,
Bal Hadaba, Muuse dariiqii Saaxiibkii Siilaanyo & Mid ka xun ayuu maray, oo ah
qabyaaladii oo uu kuba faanay Jeegaan & Laba Reer ayaa i doortey, Reerkiisii
oo uu ka buuxiyey Xukuumadiisa. & umadii oo iswada nacdey oo ku kala foga-
atey Qabyaalad & Wasiiro Reero Caaya, Wasiiro Dumar caaya, Wasiiro Gobolo
dhan caaya, oo aanu Muuse waxba ka qaban kuba raaxaysanayo Wasiiradiisa
Shicibka caayey, Warfaafinta, Maaliyada & Shaqada & Bulshada.
Sidaas Darteed, Shicibka S/Land Magacyo badan ayey u bixiyeen, oo Muuse
Shaani, Lockal, Handaraab, Jaahil, Duca diid, Dilaal & qaar kaloo badan.
Sidaas Darteed, Muuse Dariiqii Saaxiibkii Siilaanyo Xaraashe, Xaqul-Qalin uu u
jeexay ayuu raacay, oo Siilaanyo Deked, Dhul, Bad & Cir intuu xaraashay ayuu
iskaga tegey oo uu xaaraantii ku raaxaysanayaa, Dubai & Gurigii uu Xaqii Uma-
da ka iibsadey.
Muusana wuxuu ku andacoodey wixii Siilaanyo Xaraashe, Xaqul-qalin Sameey-
ey waan sii wadayaa, oo Dekedii & Berbera, & Qaadhaankii Beenta ahaa ee U
mada Bisha Ramadaan laga guran jirey, oo Siilaanyo Ka soo kabashada abaarta
ayuu ku urusadey Malaayiin, Muusana Dhaam & Biyo Xidheen Beena oo Buuro
& Dhagaxaan dhexdooda ah ayey Wasiiradiisii & maayir Calool Dameey & Ku/ Xigeenkiisa Reer Xashiish, ay saf dheer u galeen, Biyo Xidheen Buuro Dhexdoo-
d laga bineeyo.
Ramadaan Ilaahay hayna gaadhsiiyo, Acmaasha suubana haynga aqbalo, Laakiin Reer Beenalayaal ee Kulmiye ee Siilaanyo & muuse Ramadaanta lagu
dadaalo Khayrka ayey Umada een, Lacag Urusi & xaaraan la hor yimaadaan
Qaadhaankii Abaarta ee Ramadaantii Hore Muhnad & Siilaanyo gurteen & Tan
uu Muuse Shaani Dhaamka Salaxley rabo inuu ku urursado lacag Umada Haka
feejignaato, Beenta Kulmiye & Muuse Shaani.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker