Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hargeysa: Mudaharaad ka dhan ah Sicir-bararka Roodhida iyo Saamaynta ay ku yeelatay Bulshada Danyarta ah (Daawo Warbixin)

Hargysa (OWN)- Qaybo ka mid ah Dadweynaha Caasimadda Hargeysa, ayaa si weyn uga Qayliyey Qiime-barar ku yimi ROODHIDA oo ka mid ah quutal-daruuriga ah ugu badan ee bulshadu isticmaasho, waxaanay arrintani saamayn ku yeelatay nolosha dadka danyarta ah.