MADAXWEYNIHII KHAYRKA LAHAA WAA KAASE LASHAQEEYA.

Kolay  Dad  badan baa yaabidoona  laakiin  Anigaa  qancinaaya.

Waxaynu  ognahay  marka lagujiro  Olole doorasho  Xisbiyada  iyo  musharaxiintu  way  is duraan  Ama  way  is cambaareeyaan  siyaasad ahaan iyo  Aqoon  ahaanba,  bulshaduna  waxay  figradahooda  iyo  ciday  taageersanyiin  ku  soobandhigaan  baraha  laysku Arko,   makhaayadaha  iyo  marfashyadana  way  ku murmaan  iyadoo  qoloba  xisbi  iyo  musharax  wadato  marka  laysku  xiiqana  waalakalatagaa.

Hadaba  waxa  jirta  meel  laysuguyimado  marka laysku xiiqo,  dadku  markay  isku  daalaan  waxay  isugu  imanjireen   kalmad  duco ah  Oo Aanay  jirin  meeloodhaafaa,  waxay  Odhanjireen  ilaahayow  Anagu  waxba  garanmaynee  kii  noo  khayr badan  noodoor  gabagabada  murankuna  halkaasuu  kudhamaanjiray.

Hadaba  miyaanu  muuse biixi  ahayn  kii  khayrka  lahaa  Ee  ilaahay  lawaydiistay  inuu udooro,  yaa odhankara  ducadeenii  ilaahay muu Aqbalin,  Yaase  beeninaaya  Arintan  Ama odhanaaya  bulshadu  may  odhanjirin  ILAAHAYOW  kii  khayr  nooleh Noodoor.

Waar  halala shaqeeyo  madaxweynihii  kharka  lahaa Ee  ilaahay  lawaydiistay   muuse  biixi buu noqdaye.

Imisaanu  duraynay  malacag baanu  kulahayn,  mise  geel  buu  igadhacay  waxan  Arkay  dadkii  baraha  bulshada  Aanu isku  Arka jirnay  Oo  intoodii  badnayd  xaska  dabada  galiyeen,  ileen dadkuba  inta yar  Ee  Ololaha  lagujiro  Ayuunbay  mucaarad  yihiin  Naw.

xasan karuur

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker