Waxa Jira Dhalinyaradda Gurdan raaca ah oo Yaraysta Qaranimadda Somaliland ee dhiigga ku joogta

Nabadda iyo Xasiloonidda  Somaliland Waa Midhihii, ka Soo baxay Halgankii  iyo hiirtaanyaddii     loo soo Maray Jiritaanka Somaliland, ee lamahadiyay.
Somaliland: Waxay ka Soo gudubtay Labbo Halgan oo  dhaadheer oo lagu bixiyay  Dhiig, dhaqaale iyo Maskax, Halganka hore waa dibu Xorayntii dalka oo qaadatay Muddo ka baddan  toban Sanno, Si laysaga Fujiyo Niddaamkii dhiigyacabka ahaa ee halaag iyo  huqda laga dhaxlay.
Halganka labaadina  Waa dibu-dhiskii dowladdnimada Somaliland,Dibu heshiisiintii Iyo Xasiloonida Qarankani ku Faano.  Haddaba Waxaa jira Dhalinyaro laac,raac ah oo aan fahansanayn Qiimaha Somaliland Ugu kacday Shacabka Somaliland, iyo Heerka ay Maanta Somaliland  Marayso oo Si Waadax ah Innoogu bidhaaminayaa  halka aynu ka Nimi iyo Meesha aynu u Socono oo ah In aynu gaadhno horumar Iyo tanaade. Lkn taasi waxay ku Xidhantahay In aynu Iimmaansano Waddankeena la,na Nimaadno Hal-abuur  Waddaniyad ku dhisan Iyo horusocod lagu hirto.
cabdixaafidm2016@gmail

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker