Warbixin Kooban:Kulan uu Saudi Arabia kaga qeyb-galay Ambassador Safiina+Agabka & Qalabka lagu soo bandhigay

Waxa maanta soo xidhmay Kulan looga hadlayay Amaanka madaniga iyo Magaalooyinka iyo  Amniga Madaxda iyo Diplomaasiyiinta.

Waxa garab socday Macrad lagu soo ban dhigay qalabka amaanka Madaniga.

Waxa ka soo qayb galay 26 dawladood, Jaamacada Carabta, IGAD, iyo 80 shirkadood oo ka shaqeeya Wax soosaarka Qalabka Amaanka Madaniga ah.

Ilaahayoow Amaanka aad na siisay noo siyaadi,Eeboow naga nabad gali Aafooyinka dabiiciga ah.

Alaa Mahad leh

 

Amb. Ahmed Safiina

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker