Gudoomiyaha Cusub Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Maanta Xilkii La Wareegay
Gudoomiyaha Cusub Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Cali Ibraahin “Baqdaadi” ayaa Maanta Xilkii gudoomiyenimo si rasmiya ula Wareegay , halkaaas oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukkuamadda Somaliland.