Uur Cadde Maxaa Luray ee uu Qawlallada uga Xunbaynayaa ? W/Q Mubaarik keyse Fooje.

Waxaan  aad  ula yaabay  Oo  aan  Warbaahinta Madax Banaan ka daawaday Xooghayii hore  ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani
Mudane  Maxamed Uurcadde  Oo  Cadhaysan  isla markaana Aan Qirsanayn Xil ka Xayuubintii Xisbiga ee lagu Sameeyay
Kolkaan  warysi  Galbnimadkii Maanta Daawaday  hada Caawa waxaan Daawaday Mid kale Oo Hc Tv  Barnaajnika hal Adayg lagu warysanaayo
Run ahaanti  Qawlallada Ayuu ka Xunbeeyay  waxana aad ula yaabay hadaladda kasoo yeedhaaya iyo Sidda uu Dareenkiisu u kacsanaa
Waxaan qabaa inuu ahaa masuul wax badan waddni taray waxaa se in badan oo tageeraysha waddani ah iyo Masuuliyiin kale ba ku sheegeen inu Xidhiidh lallaha Kulmiye iyo Xukuumadda hore Silaanyo .
Taaso  ah inuu Hagardaamadda iyo in qilaabkii Xisbiga Waddani lagu sameeay qayb ka ahaa
Hadaba hadii taasi ku cadahay Odayga hadana lagu yidhi kursigii Muuse saartee Nabadeey waxay ahayd inuu taa qalan qale ka baxo
Cirro  waa somaali wayn ayuu ku dooddayaa waar Adeero Dalkuba waa Somaali wayn xagaasa laga maamulaa ee caruurta iyo Dumarka lagu maweeliyaa Dawlad gaaraynu nahay ee addna waad ogtee kiis iska waalka iskadaa ayaan odhan lahaa masuulkaa oo aad moodo inuu war war ka qabo Mustaqabalkiisa siyaasiga ah
Wan ka Xumahay  maanta dhana lagaa amini maayo Cirro iyo Waddani  Ciddna u joojin maayaan
Somaliland  waa Maamul Goboleed  Aan shacbigiisu Qirsanay ama mooganyiin Madaxdiisu se Ogsoonyiin ayidsanyiina In Dalku Maamil Goboleed yahay
.
Maxaa ku luray Uur caddow adeero Mujaahidna maad ahayne ee Cirro waa somaali wayn ugu Celcelinaysa Muusi Mujaahidka ahaa iyo Silaanya Somaali wayn ah oo Habeen iyo dharaar wax la saxeexanaaye .
Mubaarik keyse Fooje
Qatar Doha
Email Mubaarikeldhaga2@Gmail

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker