HAMBALYO DEEQ ABDULLAHI AWALE IYO ZAYNAB FAYR NUUR

Waxaan halkaa hambalyo iyo duco uga diraynaa anagoo ah dhamaan reer Omar Abdi Ileeye(Omar yare) meherka walaalkayo Deeq Abdullahi Awale iyo Marwadiisa Zaynab  Fayr Nuur.oo meherkoodu uu Ka dhacay 21/04/2018 dalka UK magalada Birmingham
Image

   Waxaan ugu ducaynayna ducada Rasuulka SCW, Baaraka Allahu laka was Baaraka calayka wa jamaca baynakuma filkhayr. Amen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker