DAAWO Nimcaan Hilaac oo Heeso Cusub iyo Kuwigiisa loogu dhegaysiga badan ku yahay Ku soo Bandhigay Waraysi lala yeeshay

Fannaanka Da’da yar ee Nimcaan Hilaac oo marti ku ahaa barnaamijka Hobolka iyo HCTV, ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu ku soo bandhigay Heeso Cusub oo fannaanku soo saaray iyo qaar ka mid ah Heesihiisa loogu dhegaysiga badan yahay xilliyadan.

Haddaba Muuqaalkan Hoose ka daawo Waraysiga lala yeeshay Fannaanka iyo Heesaha uu soo bandhigay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker