Robot U Tartamaya Doorashada Duqa Magaaladda Tokyo Ee Japan

Robot ayaa taariikhda markii ugu horeysay la soo wariyay in uu u tartamayo doorashada Mayorka Magaalada Tokyo ee wadanka Japan.
 
Michihito Matsuda oo ah robotkan u tartamaya Mayorka ayaa qoraalka u ah hal ku dhigu uu yahay mid aad u soo soojiidasho wanaagsan “Mukhaabaraadka macmalka ah ayaa Wax ka bedeli doona Magaaladda Tama city”.
Matusda ayaa yidhi  : “Tama waxa ay ahayd magaalada ugu horumarka badan dalka Japan 40 sano ka hor” Arrintan ayaa soo jiidatay warbaahinta wadanka Japan, waxaanay noqotay mid aad loo hadal hayo.
Dadka caadiga ah ee la taratmaya robotkan ay Bani’aadamku sameeyaan ayaa iyana cabsi ka qaba in ay la loolamaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker