Hablihii Hooyooyinka ahaa, ee Sharafta huwanaan Jirey, …..

Muuse Biixi hore Habaryarihii & Hooyadii waa kii hoobiyaha la dhacayee, Hab-
aar qaate noqdey, Ducadii ka diidee, Anigoo wax dili kara Duca qaadan maayo
yidhi maahaa.
Muuse Habilihii Haybada & Sharafta lahaa, ku cayuuqa Jeelka, oo Tacadi & ku-
haad & Nayjeeriyaan ayaan Jeelka kuugu keeni uu ugu hanjbay irdoonkiisii.
Muuse Jaahil weeye, Dumar Jeelka laguma cayuuqo, oo Xadhig Dheerna laguma Xariiqee, Ka xishood Hablaha & Hooyooyinkaad Xabsiyada ku gurayso.
Muuse Naciima Jeelka uu dhigey, Ceen & Ciqaab & Caafimaad daruu ka qaadi
& awaaqib Xumo aan hadhin.
Muuse Jaahilaw Naciima Jeelka ka sii daa, oo kuwa xamar & Boosaaso Ninkiiska u tegey, Buur-Madaw kaw ka yahay, Meeqaam sare ku jiro kuwaa
jeelka u dir oo Raga, Jeel ku xidho oo Habluhu miyey ku jilceen.
Muusaw aga Jeelka dhigoo, Buur-madaw & Meeqaam sare kuwaasi maa Jeeg-
aanta & Gaashaabuur ayey noqdeen, oo Naciimii Jini & Jaan & Looma ooyaana
weeye.
Muuse Jaahilaw Naciima Jeelka aad ku xidhatey, ood ku tidhi Weliba Afrikaan
& Najeeri ugu geeya Jeelka, waa wixii Rag uu Dagaal ka geli jirey, ee doqoyoow
sii daa Naciima naarta alla haku geeyee.
Naciima hala sii daayo, waa Gabadh ee xoriyadeeda Muuse Shaaniyow u sii daa, oo soo xidh Buur-Madaw & eeqaam sare Bajaaj, hadii kale Hablaha la caayey ee Guri sadheeye Buuga ku qortey ee Derejo & wasiirnimo ku siisay
Naciima ood Jeelka ku xidhatey, oo Weliba frikaan & ayjeeriyaan Jeelka haloogu geeyo ku cataabay Inaadeerkaaga irdoonku, Rag bay la dhasheen
Dumarkuna wey ka aarsan, waanay ka dhiidhoyi, Banaanbaxyo & Isku soo bax-
yo haloogu hiiliyo Naciima  & Hablaha la caayeyba Gude & Debedba Dumarka
& Kuwey dhaleen 7 kuwa la dhasheen, ee Raga Somaliyeed haw kacaan Hooy-
ooyinka & Hablaha Buugaagta lagu caayey, qaarna Jeelasha lagu gurtey ee
Muuse Shaani & eegaantu ku xidhatey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker