Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub

Dhakhtarka sheekh,Agaasimaha Ali  iyo isu duwe / weyl

Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,

mar walba waan soo maraa wax weyn oo la qabtey ma jiraan.

Baahidiina u soo bandhiga dadka u dhashay gudo iiyo dibaba waa hadaad tihiin niman muhaliin u ah shaqada aad heysaan

Gudoomiyaha gobolka Dr.  waa dadkaagii iyo dalkaagii-cid kast ha ahaado  sheekh ilaa laga ,dubur,degta,rarabo,suuqsade,bak,gugux,gidheyn,cagaarey,ximan,baadhley,qoyta,gudhacdheer intaas illah baan kugu dhaariyaey ee maxaad u qabatey.

Waxaan kaa sugayaa iyadoo written in aad media u soo badhigti,qaar kale oo badanna waan dhaafay.

Schooladda ,gudoomiye ma dadaal yarin ee waxa loo baahan yahay in la derder geliyo schoolka sare ee sheekh ,oo haddii ay sos ka baxdo anaggaa heyna heydao–waa in loo ogaladda 30 kursi ugu yaraan ,jujuub secodery/federation secondary–hanbalyo ayaan leeyahay laakiin waa in la soo celiyaa hoygagii sheekh tacliinta—-cid kuu imaneysaa ma jirto —sida boorama noqo

please macaliin qualified ah u doon oo xataa lacagta anagaa bixineyna isaga iy suuqsadeba——markay khibrad helaan ayaa lagaa kaxeysanayaa.

Biyaha —i dedaal iskastoo oo aan la ogolayn in ay si wanaagsan ay u hesho biyo sheekh,biyo gelin baa ka socotey iyadoo la helay shirkad wanaagsan ayaa iigu dambeysay….in cidin baa ka masuula in uu balaadhiyo mashruuca si looga haqab tiro dadkoo dhan.

Gudoomiye ibrahim laba abti ninkee seexday sicisii baa dibi dhalay!!!!!!!

Ka dib kolkii aan ku sugnaa degmada sheikh oo aan ka soo jeedo,waxa ii muuqatey waxyaabo badan oo ka dhiman dhinaca horumarka sida caafimaadka,waxbarashada,biyaha,wadooyinka iyo fayo-dhowrka.

waxaan u soo bandhigi lahaa dadweynaha oo ay ugu horeeyaan odeyaasha dhinac kasta ha ahaadeenee.
Marka hore haddii aanay bulshadu isku xirneyn wax horumar ah oo la gaadhayaa ma jirto,sidaasi awgeed waa inaad marka hore isku xirtaan bulshada oo dhinac loo wada jeestaa.Taasi markay dhacdo ayaa lala xisaabtami karaa kuwa aad xilka u dhiibateen ee idiin haya xilkaasi.
1-Khadija xuseen X.Xasan
2-Khadar Ibrahim Uurbasiisle
3-Mohd Ahmed Jama
4-Aden ahmed Calas
5-Aideed Kheyre
6-Abdillahi Ali
7-Osman Abdi Rooble
8-Mohd siciid diiriye
9-Abdi Artan x.Abokor
10-Mohd Faarax Kooshin
11-Ibraahim Omer Qarandi
12-Ibraahim Abdillahi Absiiya
13-Abdillahi ali X Hassan
Masuuliyiintaas aad doorateen ee kor ku xusan maaha —–Dammero gowrac,maaha waxara gowrac waa
ina abdlilaahi absiiya,waa na indha waranle,waa ina xuseen xaaji hassan,waa ina artan,kamay iman koonfur ee waa degaankeenii.
Haddii ay odeyaashu ku controli waayaan
Waxaan leehayah in aad buur iibsataan oo dadkiinii aad khiyaamaysaan waa ceeb weyn.
Waa la doogi yaan la dacaroon..
Dr. A/rizak Mohdi Essa
MSC researcher  clinical chemistry,hematology,medical parasitology,immunity
Thesis project  –Immunity
Bsc  1987  Lafole–dep  Bio/chem.
Senior medical supply chain officer
Abu-Dhabi Government

 


From: abdirizak mohdi <abdirizakmohdi@hotmail.com>
Sent: Saturday, November 11, 2017 6:37 PM
To: abdirizak mohdi
Subject: Re: Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub ,Sos secondary,veter,agi/dugsiga dhexe,Baaq dheer oo ku guubaabinayo reer shekh cid walba ha lahaadeene


From: abdirizak mohdi <abdirizakmohdi@hotmail.com>
Sent: Monday, August 17, 2015 7:05 AM
To: cumar jama; oodweyenews. daadmadheedh; osman Awaleh; hussein osman; osman awad; baashe osman; hadhwanaagnews hargeysa; hadhwanaagmedia@hotmail.com; abokor essa; osman Awaleh; Ali Bashe
Subject: Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub ,Sos secondary,veter,agi/dugsiga dhexe,Baaq dheer oo ku guubaabinayo reer shekh cid walba ha lahaadeene

Dhakhtarka sheekh,Agaasimaha Dr. Ali iyo isu duwe  Aux/ weyl

Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,

mar walba waan soo maraa wax weyn oo la qabtey ma jiraan.

Baahidiina u soo bandhiga dadka u dhashay gudo iiyo dibaba waa hadaad tihiin niman muhaliin u ah shaqada aad heysaan

Gudoomiyaha gobolka Dr. Dualeh waa dadkaagii iyo dalkaagii sheekh ilaa laga ,dubur,degta,rarabo,suuqsade,bak,gugux,gidheyn,cagaarey,ximan,baadhley,qoyta,gudhacdheer intaas illah baan kugu dhaariyaey ee maxaad u qabatey.

Waxaan kaa sugayaa iyadoo written in aad media u soo badhigti,qaar kale oo badanna waan dhaafay.

Schooladda ,gudoomiye ma dadaal yarin ee waxa loo baahan yahay in la derder geliyo schoolka sare ee sheekh ,oo haddii ay sos ka baxdo anaggaa heyna heydao–waa in loo ogaladda 30 kursi ugu yaraan ,jujuub secodery/federation secondary

please macaliin qualified ah u doon oo xataa lacagta anagaa bixineyna isaga iy suuqsadeba

Biyaha —ina hurudo dedaal iskastoo oo aan la ogolayn in ay si wanaagsan ay u hesho biyo sheekh.

Gudoomiye ibrahim laba abti ninkee seexday sicisii baa dibi dhalay!!!!!!!

Ka dib kolkii aan ku sugnaa degmada sheikh oo aan ka soo jeedo,waxa ii muuqatey waxyaabo badan oo ka dhiman dhinaca horumarka sida caafimaadka,waxbarashada,biyaha,wadooyinka iyo fayo-dhowrka.

waxaan u soo bandhigi lahaa dadweynaha oo ay ugu horeeyaan odeyaasha dhinac kasta ha ahaadeenee.
Marka hore haddii aanay bulshadu isku xirneyn wax horumar ah oo la gaadhayaa ma jirto,sidaasi awgeed waa inaad marka hore isku xirtaan bulshada oo dhinac loo wada jeestaa.Taasi markay dhacdo ayaa lala xisaabtami karaa kuwa aad xilka u dhiibateen ee idiin haya xilkaasi.
1-Khadija xuseen X.Xasan
2-Khadar Ibrahim Uurbasiisle
3-Mohd Ahmed Jama
4-Aden ahmed Calas
5-Aideed Kheyre
6-Abdillahi Ali
7-Osman Abdi Rooble
8-Mohd siciid diiriye
9-Abdi Artan x.Abokor
10-Mohd Faarax Kooshin
11-Ibraahim Omer Qarandi
12-Ibraahim Abdillahi Absiiya
13-Abdillahi ali X Hassan
Masuuliyiintaas aad doorateen ee kor ku xusan maaha —–Dammero gowrac,maaha waxara gowrac waa
ina abdlilaahi absiiya,waa na indha waranle,waa ina xuseen xaaji hassan,waa ina artan,kamay iman koonfur ee waa degaankeenii.
Haddii ay odeyaashu ku controli waayaan
Waxaan leehayah in aad buur iibsataan oo dadkiinii aad khiyaamaysaan waa ceeb weyn.
Waa la doogi yaan la dacaroon..
Dr. A/rizak Mohdi Essa
MSC researcher  clinical chemistry,hematology,medical parasitology,immunity
Thesis project  –Immunity
Bsc  1987  Lafole–dep  Bio/chem.
Senior medical supply chain officer
Abu-Dhabi Goverment

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker